
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Farmaajo oo lagu casuumay Shir madaxeedka Ruushka iyo Afrika
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhiggiisa dalka Ruushka Vladimir Putin ka helay martiqaad rasmi ah oo uu uga qeyb...
Muxuu isku-casilay danjirihii Ingiriiska u fadhiyay dalka Mareykanka?
Danjiraha dowladda Ingiriiska u fadhiya Mareykanka Kim Darroch ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay is casilaaddiisa kaddib markii si hoose loo dusiyay hadallo...
Maxkamadda Qalabka Sida oo Dil toogasho ah ku fulisay saddex dhallinyaro...
Maxakamadda Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliyeed ayaa xukun dil ah ku fulisay saddex dhalinyaro ah oo horay uga tirsanaa ururka al-Shabaab kuwaas oo ay...
Shir looga hadlayo Argagixisada oo ka furmay Nayroobi
Xoghayaha guud ee Jumciyadda Qaruumaha Ka Dhexeysa Mudane Antonio Guterres ayaa maanta oo Arbaco ah furay shir looga hadlayo la dagaallanka argagixisada oo maanta...
Muxuu u sheegay Kheyre dhallinyaradii Gaalkacyo ee uu la kulmay?
Gaalkacyo (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre oo Isniintii shalay gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa kulan la qaatay qaar...
Amar culus oo la dul dhigay hay’adaha caalamiga ah ee ka...
Muqdisho (HalQaran.com) - Xukuumadda Federaalka ah Soomaaliya ayaa sheegtay in magaca rasmiga ah ee gegida diyaaradaha magaalada Muqdisho uu yahay ´gegidda diyaaradaha caalamiga ee...









