
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Somaliland oo si kulul uga hadashay Kufsiga iyo dilkii ka dhacay...
Burco (Halqaran.com) – Iyadoo 11-kii bishaan Oktoobar, Hooyo saddex carruur leh oo lagu Magacaabi jiray Ugbaad Cali Cabdullaahi kufsi iyo dil loogu geystay magaalada...
NISA ”Waxaanu qabanay Kiimiko loo waday Al-Shabaab iyo Dadkii waday”
Muqdisho (Halqaran.com) - Hay’adda Nabad-sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa Arbacadii maanta shaacisay inay gacanta ku dhigtay Kiimiko loo waday Ururka Al-Shabaab...
Bangiga Adduunka oo ansixiyay 12 bilyan doollar ah oo loogu talagalay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Bangiga Adduunka ayaa Talaadadii shalay ku dhawaaqay in Golaha Sare ee Agaasimayaasha Fulintu ay ansixiyeen US $ 12 bilyan oo loogu...
RW Rooble “Shacabka Muqdisho ma istaahilaan, culeyskii ay kala kulmeen muddadii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Talaadadii maanta ah sheegay in jidadka Caasimadda Muqdisho loo furay si loo...
Muxuu Xasan Cali Kheyre kala hadlay Xildhibaannada Soomaaliyeed ee ku jira...
Nairobi (Halqaran.com) – Musharrax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre ahna ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa kulan ka qaatay xildhibaanada Soomaaliyeed ee ku jira Baarlamaanka...
Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida oo Xukun dil ah ku riday nin...
Kismaayo (Halqaran.com) - Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Jubbland ayaa Talaadadii maanta xukun dil ah ku riday Deeqoow Caliyow oo 19-sano jir ah, islamarkaana magaciisa...









