Sunday, August 2, 2026
26.1 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Caddaan oo Xabsi guri la geliyay

Muqdisho (Halqaran,com) – Ciidamado ka tirsan Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa Xabsiga dhigay ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Caddaan, kaddib markii hoyga uu...
Ahmed Mohamed

Ra’iisul Wasaare Rooble oo warqad deg-deg ah u diray madaxda dowlad...

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa warqad u diray Madaxda dawlad gobaleedyada dalka si ay...
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya iyo Talyaaniga oo heshiis cusub kala saxiixday

Beledweyne (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Talyaaniga ayaa kala saxiixday mashruuc lagu dhisayo Biyo xireenka magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan. Mashruucan ayaa isugu...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Qoorqoor oo ku dhawaaqay dagaal looga xorreynayo Al-Shabaab deegaannada Galmudug

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa ku dhawaaqay howgal ka dhan ah Ururka Al-Shabaab oo dhawaan Ciidanka dowladda...
Ahmed Mohamed

Maxkamadda sare ee Puntland oo xukun dil ah ku fulisay Nin...

Garoowe (Halqaran.com) – Maxkamadda sare ee dowlad goboleedka Puntland ayaa Sabtidii maanta xukun dil ah ku fulisay nin hooyadiis horey u dilay. Ninkan oo lagu...
Ahmed Mohamed

XOG: Kenya oo qatar amni ku sheegtay ‘haddii Mareykanka uu ciidamadiisa...

Nairobi (Halqaran.com) - Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Kenya ayaa sheegtay in tallaabada dowladda Mareykanka ay Ciidankeeda ugala baxayso Soomaaliya inay qatar gelinayso abaabulada amniga ee...