
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Muxuu ahaa heshiiska cusub ee Qaramada Midoobay iyo DF Soomaaliya ay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa Khamiistii maanta wada saxiixday heshiis iskaashi oo cusub, kaas oo hagi doona sida dalka...
Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle ‘Cali Guudlaawe’ oo lagu soo dhaweeyay Jowhar +(SAWIRRO)
Jowhar (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo muddooyinkii la soo dhaafay shaqo u joogay magaalada Muqdisho ayaa...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta dhagax dhigay xarunta gurmadka deg-dega ah...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhagax-dhigay xarunta gurmadka qaranka oo loogu talagalay in ay daboosho Xaaladaha deg-degA...
RW Rooble oo kulan la qaatay Wasaaradda Dastuurka & Gudiyada dib...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan xog wareysi iyo wadatashi ah la yeeshay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka,...
Taliyihii Ciidanka Kumaandooska DANAB oo xilkii laga xayuubiyay, mid cusubna la...
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyihii guutada 16aad ee kumandooska Danab Gaashaanle Ismaaciil Cabdimalik Maalin, ayaa xilkii laga qaaday kaasi oo la sheegay in muddo bil ka badan...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta ka qeybgalay kulan loogu ducaynayay Shuhaddadii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka qayb galay kulan duco ah oo lagu xusayay Shuhadadii ku...









