
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
RW Rooble oo Beesha Caalamka kala hadlay habsami u socdka hannaanka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shir looga hadlayey habsami u socodka hannaanka doorashooyinka iyo dhameystirka...
Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay guddoomiyaal Maxkamad & ku-xigeennada…
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa lagu magacaabay Guddoomiyayaasha maxkamadaha racfaanka iyo...
Donald Trump oo dib ugu noqday ololihiisa doorashada
Florida (Halqaran.com) - Kumanaan ruux ayaa isugu soo baxay magaalada Sanford ee gobolka Florida, wuxuuna ahaa kulankii ugu horeeyay oo qeyb ka ah isu...
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay ehellada iyo qaraabada Marxuum Cali Khaliif...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan tacsi ah la qaatay ehellada iyo qoyska Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka...
Madaxweyne wax ka baddalay magaciisa (Ogow Sababta!)
Uganda (Halqaran.com) - Madaxweynaha Uganda Yoweri Kaguta Museveni ayaa si rasmi ah u wax uga baddalay magacyadiisa si uu ugu daro magac loo bixiyay...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan miro dhal ah la qaatay Safiirka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in uu wadahal miro dhal ah la qaatay...









