Sunday, August 2, 2026
26.1 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Shiinaha oo ciidamo iyo maraakiib dagaal kala baxay biyaha Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Kooxda howlaha badda ee Shiinaha ayaa dib ugu laabtay magaalada dekedda leh ee Zhoushan ee bariga gobolka Shiinaha ee Zhejiang 14-kii...
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay dagaal maanta ka dhacay Gobolka Hiiraan & Khasaarihii...

Hiiraan (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya dagaal khasaaro dhimasho iyo dhaawac geystay oo Jimcihii maanta ka dahcay deegaanka Buurweyn ee...
Ahmed Mohamed

Sii-hayaha Wasiirka Maaliyadda ‘Beyle’ oo ka qeybgalay Shirka sanadlaha ee Bangiga...

Muqdisho (Halqaran.com) - Sii-hayaha Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Aaladda fogaan aragga uga qeyb galay shirka sanadlaha ah...
Ahmed Mohamed

Madaxweynihii hore ee Somaliya Xasan Sheekh oo ka digay in la...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa sheegay in siyaasiyiinta mucaaradka ay u diyaar garoobeen doorashooyinka dadban ee dalka laga...
Ahmed Mohamed

FIFA oo garoon caalami ah u aqoonsatay Garoonka kubadda Cagta ee...

Muqdisho (Halqaran.com) - Xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa garoonka kubadda cagta ee Muqdisho Stadium u aqoonsaday garoon caalami ah, kaasi oo marti...
Ahmed Mohamed

Update: Xiisad dagaal oo ka jirta deegaanno ka tirsan G/Sool iyo...

Boocame (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Boocame ee Gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in ay ka jirto xiisad dagaal oo u...