Sunday, August 2, 2026
24.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Agaasimaha IMF oo ku baaqday in ‘Afrika’ laga caawiyo dhaqaale xumada...

Muqdisho (Halqaran.com) - Agaasimaha Baanka Adduunka ee IMF, Kristalina Georgieva ayaa sheegtay in adduunka waajib ku tahay in uu caawiyo Afrika si ay dhibaatadan...
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay Weerar khasaaro geystay oo ka dhacay Degmada Jalalaqsi...

Hiiraan (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya, in xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhiga Booliska degmada Jalalaqsi...
Ahmed Mohamed

RW Rooble oo maanta Kulan la qaatay Saraakiisha Ciidanka Booliska Somaliyeed...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble oo Sabtidii maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa...
Ahmed Mohamed

Safiirka Soomaaliya ee Senegal ‘Awliyo’ oo warqadihii Aqoonsiga laga guddoomay

Senegal (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dalka Senegal Macky Sall ayaa waraaqihiisa aqoonsiga Safiirnimo ka guddoomay Safiirka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya u soo magacawday Dalka...
Ahmed Mohamed

Marxuum Cali Khaliif Galeyr oo maanta Aas-Qaran loogu sameeyay Muqdisho +(SAWIRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Salaadda Janaasada ku tukaday, Alle ha u naxariistee, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladdii...
Ahmed Mohamed

Maandooriyaal badan oo loo soo waday Muqdisho oo la gubay

Beledweyne (Halqaran.com) - Ciidanka booliska Magaalada Beledweyne ayaa gacanta ku soo dhigay dhalooyin Khamri ah oo gaaraya 197 oo lagu qariyay qalab ganacsi, islamarkaana...