Sunday, August 2, 2026
24.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Faah-faahin cusub oo ku saabsan Khasaaraha ka dhashay Qaraxii maanta ka...

Afgooye (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin cusub ka soo baxaya qarax khasaaro xooggan geystay oo maanta ka dhacay gudaha degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose. Wararka...
Ahmed Mohamed

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somaliya Cali Khaliif Galeyr oo geeriyooday &...

Jig-jiga (Halqaran.com) – Allaha u naxariisto ra’iisul wasaarihii hore ee dowladdii kumeel gaarka Prof. Cali Maxamed Khaliif Galeyr ayaa Khamiistii maanta ku geeriyooday magaalada...
Ahmed Mohamed

Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta la kulmay Safiiro ka kala socday…

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay safiirrada dalalka Nordic u jooga Soomaaliya, isaga oo...
Ahmed Mohamed

Al-Shabaab oo sii daysay dhakhaatiir u dhashay Cuba oo ay Afduub...

Mandhera (Halqaran.com) – Labo dhakhtar oo u dhashay dalka Cuba oo Al-Shabaab ay ka soo afduubteen magaalada Mandhera ee dalka Kenya 12-kii bishii April...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Xaliimo Yareey oo shaaca ka qaaday warar la hadal hayay

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka, Xaliimo Yareey ayaa sheegtay in dad badan is-weedyiinayay maadaama doorasho la galaayo Guddigooda Shaqada...
Ahmed Mohamed

Xisbiga Wadajir oo Walaac ka muujiyay hanaanka maamul dhisida Hirshabelle

Muqdisho (Halqaran.com) - Xisbiga Wadajir oo ka mid ah Xisbiyadda Siyaasadeed ee dalka kajira, hoggaamiyahana ka yahay Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa warsaxaafadeed ka soo...