
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
RW Rooble oo amar adag dul dhigay Golaha Wasiirrada ee Xil...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa faray Xubnaha Golaha Wasiiradda ee Xil-gaarsiinta in...
Madaxweyne Farmaajo oo booqasho labo maalmood ah ay uga billaabatay dalka...
Asmara (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Asmara ee xarunta dalka Ereteriya, halkaas oo...
Ra’iisul Wasaarihii hore ‘Kheyre’ oo maanta safar dibadda ah u baxay
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa Axadda maanta ah safarkiisii ugu horreeyay uga ambabaxay Magaalada Muqdisho, tan iyo...
Qaramada Midoobay oo si kulul u eedeysay DF ee Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha xaquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa lala wadaagay Warbixin gaar ah oo ku saabsan walaaca laga qabo in Madaxda...
Shirkadda Somtel oo si rasmi ah Muqdisho uga daah-furtay Adeegga Safar...
Muqdisho (Halqaran.com) - Shirkadda isgaarsiinta Somtel ayaa maanta magaalada Muqdisho waxaa ay si rasmi ah uga daahfurtay Shirkadda Safar Taxi oo laga heli karo...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Safarkii ugu horreeyay maanta ku tagi doona...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Cusub ee DF Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa lagu wadaa in maanta uu safarkiisii ugu horreeyay ee dibadda...









