
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
AKHRISO: Jadwalka Doorashada 2020/2021 oo la shaaciyay & goobaha lagu dooranayo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa la soo saaray Habraaca Hirgalinta Heshiiska Siyaasadeed ee Hagaya Doorashada 2020/2021 ee heer Federaal, kuwaasoo isugu jira dhismaha Guddiyada kala duwan...
Guddoomiyaha Aqalka sare ‘Cabdi Xaashi’ oo magacaabay guddi diyaarinaya hannaanka doorashada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Aqalka sare ee dalka ayaa Magacaabay Guddi Doorasho oo la socda Doorashada xubnaha Xildhibaanada ah ee Goballada waqooyi ka soo...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo dhagax dhigay xarumo laga hirgelinayo Degmada Dharkeenley
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta Waaxda Kaawa Godeey ee...
Maxkamadda Ciidamada oo Dil ku xukuntay Askari kufsaday gabar 4 sano...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dable Xoogga Dalka Maxamed Xuseen Cilmi ayaa loo xiray kufsi uu u gaystay Dhibanad Farxiyo Cabdi Shakuur Bootaan oo Afar jir...
Duqeyn ka dhacday deegaanno ka tirsan gobolka Gedo & Wararkii ugu..
Gedo (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya deegaanno hoostaga degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegayaan in diyaaradaha dagaalka dalka Kenya ay halkaasi...
Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda dowlad goboleedka oo heshiis horudhac ah gaaray
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Madaxtooyada Villa Soomaaliya ka socda kulamo looga hadlayo arrimaha dhammeystirka doorashooyinka, kaasi oo u dhaxeeya madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda dowlad...









