
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Muqdisho kula kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay James...
Muqdisho (Halqaran.com) – Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya...
Update: Puntland oo wajaheysa Ayaxii ugu badnaa ee ku soo duulay...
Nugaal (Halqaran.com) – Waxaa saacadihii la soo dhaafay deegaanno ka tirsan dowlad goboleedka Puntland ku habsaday Ayax farabadan, kaas oo dhibaatooyin farabadan u geystay...
Ra’iisul Wasaare ‘Rooble’ oo maanta la kulmay Safiirrada Caalamka u fadhiya...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalk ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Isniintii maanta xafiiskiisa ku qaabilay qaar ka mid ah...
Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya oo howlgal ku dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ayaa Howlgal Qorsheysan ka fuliyay deegaanka Leego ee Gobolka...
Golaha Shacabka ee BF Somaliya oo maanta ka doodaya hindise sharciyeed...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya ayaa Isniinta maanta waxaa ay ka doodi doonaan sharciyo dhowr ah.
Kulanka maanta ayaa ah kulan...
Mareykanka iyo Soomaaliya oo kala saxiixday heshiis cusub +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto iyo sii hayaha wasiiirka maaliyada Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa kala saxiixday heshiis labo geesood...









