
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
DHAGEYSO: R/W Rooble oo sheegay in uu si deg-deg ah wax...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha cusub ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo Axaddii maanta si rasmi ah xilka ula...
DHAGEYSO: M/weynaha Somaliland ‘Muuse Biixi’ oo si kulul ugu jawaabay hadalkii...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somalilnad, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka jawaabay hadalkii uu Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo xalay sheegay ee...
Prime Minister ‘Roble’ officially takes over office +(PHOTOS)
Mohamed Hussein Roble has officially taken charge as new Prime Minister following a handover ceremony Sunday.
Acting Prime Minister Mahdi Guleid handed over the reigns...
Ra’iisul Wasaare ‘Rooble’ oo maanta si rasmi ah ula wareegay xilka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Munaasabad uu xilka kula wareegay Ra’isul wasaaraha cusub ee XF Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka dhacday Aqalka Madaxtooyada Villa Soomaaliya.
Ra’iisul...
DHAGEYSO: Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in Somaliya aan la kala...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo marti ku ahaa dood cilmiyeed uu soo agaasimay Machadka Raas ee Falanqeynta...
Taliska Ciidanka Xoogga oo beeniyay in ciidamada DF Somaliya ay isaga...
Baay (Halqaran.com) – Waxaa muddooyinkii la soo dhaafay jirtay warar laga baahinayay deegaanka Goofgaduud Buureey ee Gobolka Baay, kaas oo ku saabsanaa in Ciidamada...








