Sunday, August 2, 2026
24.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay...

Muqdisho (Halqaran.com) -  Waxaa faah-faahin dheeraad ka soo baxaya qarax geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, kaas oo Khamiistii Maanta ka dhacay Magaalada...
Ahmed Mohamed

Weriye Cabdulqaadir Maxamed Mursal oo geeriyooday + (Taariikh Kooban)

Minneapolis (Halqaran.com) - Allah u naxariistee, waxaa xalay isbitaal ku yaala magaalada Miniapples ee dalka Mareykanku ku geeriyooday, rug caddaa saxaafadeed Cabdulqaadir Maxamed Mursal...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Dab khasaaro geystay oo ka kacay goobo ganacsi oo ku...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya, Dab xooggan oo khasaare geystay oo maanta ka kacay goob ganacsi oo ku taalla...
Ahmed Mohamed

Duqa Muqdisho ‘Cumar Filish’ oo si kulul u eedeeyay qaar ka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa sheegay in waddooyin badan oo ku yaalla Muqdisho...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo oo dowladda iyo shacabka Kuwait uga tacsiyeeyay geerida Amiirka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dawladda iyo shacabka aan walaalaha nahay ee Kuwait uga tacsiyeeyey geerida Amiirkii dalkaas...
Ahmed Mohamed

Amiirkii dalka Kuwait ‘Sheikh Sabah Al Ahmad’ oo geeriyooday

Kuwait (Halqaran.com) – Amiirka dalka Kuwait ee muddada dheer xukumayey dalkaasi, Sheikh Sabah Al Ahmad Al Sabah, ayaa Talaadadii maanta geeriyooday, wuxuuna jiray 91...