
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararkii ugu dambeeyay Qarax Khasaaro geystay oo ka dhacay Beledweyne
Beledweyne (Halqaran.com) – Qarax Khasaaro dhimasho ah geystay ayaa waxaa uu maanta ka dhacay Xaafada Howl-wadaag ee Magaalada Beledweyne, iyada oo jugtiisa siweyn looga...
Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay dalka Jabuuti
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kaga qeyb...
Saraakiishii lagu xasuuqay qaraxii Gaalkacyo oo la aasay +(SAWIRRO)
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay aas Qaran oo loogu sameeyey Gaalkacyo saraakiishii qaranka...
Magacyada mas’uuliyiintii ku dhinatay Qaraxii Gaalkacyo & Xilalka ay hayeen +(Akhriso)
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay goob...
Sheekh Shariif oo si adag uga hadlay xaaladda dalka oo uu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ahna gudoomiyaha golaha Musharraxiinta oo Jimcihii maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa si...
Gaalkacyo: Qarax Khasaaro geystay oo ka dhacay goob lagu soo dhaweyn...
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya, in Qarax ismiidaamin ah uu ka dhacay halkaasi, sida...









