
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Madaxweynaha Jabuuti oo madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynaha Somaliland
Jabuuti (Halqaran.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo maanta gaaray halkaasi.
Geelle iyo...
Baarlamaanka Hirshabeelle oo muddo xileedka Baarlamaanka iyo Madaxweynaha u kordhiyay
Jowhar (Halqaran.com) - Kalfadhiga koowaad Kulankiisa 10aad ee Baarlamanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Arbacadii maanta waxaa uu ka qabsoomay Caasimada Hirshabeelle ee Jowhar
Kulanka oo...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Xabsi daa’in ku xukuntay nin isku...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Arbacadii Maanta waxaa ay xukun ku riday Nin ku eedeysan in uu watay Boorso...
Shacabka Mandera oo codsaday in deegaanadooda laga saaro ciidamada C/rashiid Janan
Mandera (Halqaran.com) - Qaar ka mid ah shacabka magaalada Mandera ee woqooyi bari Kenya ayaa maamulka dowladda dhexe ee Kenya u gudbiyay cabasho ku...
Ururada Bulshada Rayid oo billaabay dhex-dhexaadinta DFS iyo Midowga Musharraxiinta
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la kulmay xubno ka socda ururada bulshada rayidka ah oo uu hoggaaminayay guddoomiyaha ururada bulshada...
DHAGEYSO: Xasan Sheekh ”Waa Dulmi waxa ka socda gobolka Gedo”
Muqdisho (Halqaran.com) - Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay xaalada xiligaan ka taagan Gobolka Gedo, isagoona ku eedeeyay...









