
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Al-Shabaab oo goob fagaaro ah ku toogtay Nin sixiroole ay ku...
Ceelcaddde (Halqaran.com) – Ururka Al-Shabaab ayaa goob fagaaro ah oo ku yaalla deegaanka Ceelcadde oo ka tirsan Gobolka Gedo waxaa ay ku toogteen Nin...
Dowladda Federaalka oo shaacisay qarashka ku baxaya doorashada Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka maaliyadda xukuumadda FS mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo marti ku ahaa barnaamijka dood furan ee SNTV ayaa xusay in wasaaradda...
Dhoofinta Xoolaha iyo Liin dhanaanta oo ka bilowday Dekedda Kismaayo
Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa dekedda magaalada Kismaayo oo kaalin weyna ku leh dhaqdhaqaaqa ganacsiyada ee qeybo ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya ayaa waxaa...
40 Muhaajiriin Afrikaan ah oo ku dhintay dooni ay la socdeen
Tunisia (Halqaran.com) - Inta la xaqiijiyay 20 muhaajiriin ah ayaa ku dhintay kadib markii doon ay la socdeen ay kula degtay badda Mediterranean-ka ee...
Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirrada ee Somaliya?
Muqdisho (Halqaran.com) - Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa looga hadlay qodobo dhowr ah...
Xasan Sheekh oo war adag ka soo saaray tallaabadii uu qaaday...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul uga hadlay hadlay tallaabo uu Khamiistii maanta qaaday Madaxweynaha JF...









