
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Muddo xileedka Baarlamaanka Soomaaliya oo ku eg maanta, Maxaa la filan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Afar sano ka hor Maanta oo kale (27 December 2016) waxay aheyd maalintii la dhaariyay labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,...
DF Soomaaliya oo sheegtay in ciidamo gaar ah u diyaarisay Amniga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sharraxaad ka bixisey qorshaha xukuumadda ee ku aadan sugidda amniga Doorashooyinka dalka maadaama meelo badan oo...
QM oo ka hadashay Caqabadaha Soomaaliya ka heysta arrimaha Doorashooyinka
Muqdisho (Halqaran.com) - Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waraysi uu bixiyay kaga hadlay arinta doorashooyinka ee Soomaaliya iyo xaaladihii sanadkan dhammaaday 2020-ka la...
Guddoomiyaha Aqalka sare & mas’uuliyiin kale oo lagu soo dhaweeyay Garoowe
Garoowe (Halqaran.como) – Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha golaha aqalka sare ee BF Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta gobolka...
Nabaddoon caan ah oo lagu dilay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Mid ka mid ah Nabaddoonada ku nool magaalada magaalada Muqdisho oo lagu magacaabo Nabaddoon Macallin Cabdi Siyaad Geedi ayaa maanta lagu...
Nooc cusub oo Coronavirus oo laga helay Faransiiska
France (Halqaran.com) – Waxaa dalka Faransiiska laga diiwaangeliyay kiiskii ugu horreeyay ee nuuca cusub ee cudursidaha Coronavirus, taasoo keentay shaki ah in mowjado kale...









