Friday, July 31, 2026
25.1 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Ciidamada Booliska Minneapolis oo toogtay Muwaadin Somali ah

Minneapolis (Halqaran.com) - Ciidamada Booliska Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minasota ee dalka Mareykanka ayaa waxaa ay toogasho ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed, xilli uu ku...
Ahmed Mohamed

Xulka Banaadir oo ku guuleystay Tartanka ciyaaraha dowlad goboleedyada & G/Banaadir

Muqdisho (Halqaran.com) – Kulanka cayaarta kama dambeysta ah ee tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa waxaa galabta kulanka Final-ka ah...
Ahmed Mohamed

Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska R/Wasaaraha oo xilka la wareegay

Muqdisho (Halqaran.com) - Munaasabad ka dhacday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Xogayihii hore ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane C/risaaq Xuseen Aden waxa...
Ahmed Mohamed

R/Wasaare ku-xigeenka dalka iyo Madaxweynaha Jubbaland oo Garoowe isku wareystay

Garoowe (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo ku sugan magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa uu halkaasi...
Ahmed Mohamed

Shirka Madasha Aragti Wadaaga oo maalintii labaad ka socda Garoowe

Garoowe (Halqaran.com) – Waxaa magaalada garoowe ee Caasimadda Dowlad goboleedka Puntland maalintii labaad ka socda shirka Madasha Aragti wadaaga Machadka Heritage, kaas oo ay...
Ahmed Mohamed

Guddoomiaha Golaha Shacabka ee BFS ‘Mursal’ oo baaq culus u diray...

Garoowe (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ka hadlayey madasha aragti wadaagga ee Heritage oo maanta ka furatay Garoowe...