
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
DFS oo ka warbixisay ga’aankii hubka looga mamnuucay gudaha garoonka Aadan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa faah faahin guud ka bixisay sababaha keenay Go’aanka lagu mamnuucay in Mas’uuliyiinta ay hubka la...
QM oo soo jeedisay in dib u heshiisiin laga sameeyo Hirshabeelle
Muqdisho (Halqaran.com) - Kulamo gaar-gaar ah oo khadka Internet-ka ah ayaa maanta dhexmaray Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka...
Sheekh Shariif oo markale ku celiyay in doorashada ay waqtigeeda ku...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa markale ku celiyay inay muhiim tahay in doorashada waqtigeeda ku dhacdao,...
Guddoomiyihii Maxmakadda sare ee Ciidamada Qalabka Sida oo xilkii laga qaaday
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF ah Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Ciidamadda Qalabka Sida, iyadoo Gudoomiye cusub...
Madaxweynaha Puntland oo ku baaqay in Shir la isugu yimaado
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland, Saciid Cabdullahi Deni ayaa sheegay in dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay ku fashilantey Arrimo...
AKHRISO: War-murtiyeedka ka soo baxay Shirka ka socda magaalada Garoowe
Garoowe (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland Sabtidii maanta lagu soo gebagabeeyay shirka Madasha aragti Wadaaga ee Machadka Heritage, kaas oo socday...









