Saturday, June 20, 2026
26.5 C
Mogadishu

Guddoomiyihii Maxmakadda sare ee Ciidamada Qalabka Sida oo xilkii laga qaaday

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF ah Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Ciidamadda Qalabka Sida, iyadoo Gudoomiye cusub loo  magacaabay xilkaasi.

Maxamuud Axmed Xasan (Dalab) ayaa loo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamada sare ee Ciidamada qalabka sida, waxaana xilkaas sanado badan horay u haayay Liibaan Cali Yaroow.

Guddoomiyaha Cusub ee Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka sida Maxamuud Axmed Xasan (Dalab) ayaa ka mid ahaa Taliska Booliska Soomaaliya Waxaana darajadiisa laga dhigay Gaashaanle Sare.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...