Friday, July 31, 2026
25 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Guddoomiyaha Midowga Afrika oo ugu baaqay Soomaaliya iyo Kenya inay heshiiyaan

Jabuuti (Halqaran.com) - Waxaa haatan kulan ay albaabada u xiran yihiin leh magaalada Jabuuti ku leh madaxda urur goboleedka IGAD, halkaas oo la filayo...
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya oo ciidamo horleh ku daabushay gobolka Gedo +(SAWIRRO)

Doolow (Halqaran.com) - Ciidamo oo ka tirsan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Gorgor kuna hubeysan hubka noocyadiisa kala duwan ayaa dowladda Soomaaliya...
Ahmed Mohamed

Madaxweynayaasha dalalka Soomaaliya iyo Kenya oo lagu kulansiiyay dalka Jabuuti (Maxaa...

Jabuuti (Halqaran.com) -  Waxaa magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti oo uu ka socdo Shir Madaxeedka Urur goboleedka IGAD ayaa waxaa ka bilaawday kulamo lagu...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Laftagareen ‘‘Waa la xalin doonaa cabashada ay Siyaasiyiinta ka qabaan...

Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa ka hadlay walaaca ay siyaasiyiinta ay ka mid yihiin musharraxiinta Madaxweynaha...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo oo ugu hambalyeeyey Sanad guurada 77-aad ee Ciidanka Booliska...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Sarreeyeyaasha, Saraakiisha, Saraakiil-xigeennada, Aliflayda, Dableyda iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee...
Ahmed Mohamed

AKHRISO: Jubbaland oo war deg-deg ah ka soo saartay xaaladda G/Gedo,...

Kismaayo (Halqaran.com) – Maamulka Jubbaland ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray faragelin iyo khal-khalka amni oo ay ku eedeeyeen Dowladda Federaalka Soomaaliya inay ka waddo...