Friday, July 31, 2026
25 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Somaliland ”DF Somaliya waxay na siisay fursad aan aqoonsi ku...

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo dib ugu soo laabtay magaalada Hargeysa, kadib safar uu ku tegay magaalada Nairobi ayaa...
Ahmed Mohamed

Midowga Musharraxiinta oo baaq deg-deg ah u diray Safiirka Turkiga ee...

Muqdisho (Halqaran.com) - Iyadoo safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Mehmet Yilmaz uu gelinkii dambe shalay magaalada Muqdisho kula kulmay Guddoomiyaha guddiga doorashooynka dowladda...
Ahmed Mohamed

Respiratory therapist at University of Alberta Hospital the first Albertan to...

Sahra Kaahiye, a respiratory therapist at the University of Alberta Hospital, was the first Albertan to receive the COVID-19 vaccine. She is pictured here...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland oo Shirka dib u habeynta iyo kobcinta dhakhliga ka...

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyay Shirka dib u habeynta iyo kor u qaadista dakhliga dowladda Puntland. Waxaa Madaxweynaha...
Ahmed Mohamed

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo xukun dil ah ku riday laba...

Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Arbcadii Maanta waxa ay xukun ku riday rag ka tirsan Ururka Al-Shabaab, kuwaas oo...
Ahmed Mohamed

RW Rooble oo dhagax dhigay Garoonka Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa gelinkii dambe ee shalay dhagax dhigay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb. Rooble ayaa...