
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BF Somaliya oo gaaray magaalada Baydhabo
Baydhabo (Halqaran.com) – Guddoomiyaha golaha shacabka ee BF Soomaaliya, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee...
Wasiirka Amniga ee Somaliya Xundubey oo Amar siiyay laamaha Ammaanka Dowladda
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Amniga Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale ayaa ku amray laamaha Ammaanka dowladda Soomaaliya in ay joojiyaan dhibaatada ay ku hayaan shacabka...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo lagu soo dhaweeyey Degmada Cadaado +(SAWIRRO)
Cadaado (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Cadaado ayaa si weyn loogu...
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir CCW oo si kulul u weeraray Madaxweyne Farmaajo
Muqdisho (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ahna Musharrax Madaxweyn, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa si kulul uga hadlay waddooyinkii maanta la xiray ee Magaalada Muqdisho.
CCW...
Hormuud Salaam Foundation oo Laptop-yo u qeybisay Ardaydii guuleysatay +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.cpm) - Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa maanta Laptop-yo u qaybisay ardaydii ku guuleysatay imtixaanta Dugsiga Sare, ee loo qaatay waxbarashada heerka 1aad...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo gaaray magaalada Caabudwaaq +(SAWIRRO)
Caabudwaaq (Halqaran.com) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa...









