
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
”Galmudug ma barbar carari doonto dowladda federaalka ee Soomaaliya‘‘ waxa yiri...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wasiirka Warfaafinta Galmudug, Axmed Shire Falagle ayaa sheegay inaanay Galmudug barbar carari doonin Dowladda Federaalka, si lamid ah, sidii ay Puntland...
Madaxweyne Deni oo la kulmay guddiga duufaantii GATI ee ku dhufatay...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa warbixin ka...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo si weyn loogu soo dhaweeyey Galmudug +(SAWIRRO)
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo gaaray magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa si diirran u soo dhaweeyey Madaxda...
Maxaa ka soo baxay Kulankii M/weynaha Kenya & M/weynaha Somaliland? +(SAWIRRO)
Nairobi (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Nairobi ayaa Isniinta maanta kulan la qaatay madaxwaynaha dalka...
Maamulka Gobolka Banaadir oo Amarro culus ku soo rogay Ganacsatada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Maamulka gobolka Banaadir ayaa soo saaray xeerka ka hortagga Dabka, kadib markii dhowr jeer Magaalada Muqdisho uu ka kacay dab geystay...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleed khasaaro geystay oo ka dhacay gobolka...
Hiiraan (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin cusub ka soo baxaya, dagaal sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo Maanta duleedka degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan...









