Saturday, August 1, 2026
24.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ‘Laftagareen’ oo gaaray Degmada Xudur +(SAWIRRO)

Xudur (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa gaaray Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool, Laftagareen...
Ahmed Mohamed

Rag diyaarinayay qaraxyo oo la qabtay & faah-faahino ka soo baxaya

Boosaaso (Halqaran.com) - Taliska Ciidanka Xoogga Puntland ee loo soo gaabiyo PSF ayaa sheegay in ay hawlgal qorshaysan ku qabteen shakhsiyaad diyaariya qaraxyada lagu aaso...
Ahmed Mohamed

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyay guri xoog looga...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Sabtidii Maanta Muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyay gurigiisa. Muwaadinkaan...
Ahmed Mohamed

Guddiga loo xil saaray dadkii lagu laayay duleedka Balanballe oo ka...

Guriceel (Halqaran.com) - Guddiyadii labada ahaa ee loo xilsaaray dhacdadii deegaanka Xirsi Lugeey garabkii aaday dhanka Guriceel ayaa ku simaha Madaxwaynaha ahna Madaxwayne ku...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha K/Galbeed ‘Laftagareen’ oo safar deg-deg ah ku tagaya Degmada Xudur...

Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafgareen) oo ku sugan Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaaa filayaa in...
Ahmed Mohamed

Saraakiil ka soo goostay Al-Shabaab oo lagu soo bandhigay Sh/Hoose

Qoryooley (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ay maanta ku soo bandhigtay Sarkaal ay sheegtay in uu Al-Shabaab...