Saturday, April 18, 2026
28.7 C
Mogadishu

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyay guri xoog looga heystay

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Sabtidii Maanta Muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyay gurigiisa.

Muwaadinkaan Soomaaliyeed ayaa muddo 30 sanno ah gurigiisa xoog looga heystay, kadib burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya waxaana maanta dib ugu celiyay maamulka gobolka banaadir .

Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in aan la aqbali  doonin in magaalada Muqdisho gudaheeda guryaha  la iskaga baado.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Filish ayaa waxa uu bulshada ugu baqaay cidkastaa oo guri si sharci darro ah ku heysato in ay ku wareejiso shaqsigii lahaa .

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...