Friday, July 31, 2026
26.4 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida oo Amar culus soo saartay

Muqdisho (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ee darajada Koowaad Xasan Cali Nuur Shuute ayaa ku amray ciidanka dowladda Soomaaliya ee ku sugan...
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay Doorashada Uganda iyo natiijooyin hor-u-dhac ah

Uganda (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya dalka Uganda ayaa sheegaya, in madaxweyne Yoweri Museveni uu tiro aad u badan ku hoggaaminaya natiijada doorashadii madaxtinimada...
Ahmed Mohamed

Dowladaha Somaliya iyo Turkiga oo hirgelinaya heshiisyo muhiim ah

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka biyaha Soomaaliya, mudane Xasab Cabdinuur Cabdi, ayaa danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yilmaz kala hadlay dardar gelinta...
Ahmed Mohamed

Ciidamada Mareykanka oo maanta kawada baxaya Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Dhammaan ciidamada Mareykanka ah ee ku sugan Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay maanta oo Jimce ah, 15-ka bisha January, isaga...
Ahmed Mohamed

Ra’iisul Wasaare Rooble oo digniin culus u diray mas’uuliyiinta hay’adaha garsoorka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga digay mas’uuliyiinta Hay’adaha garsoorka dalka in ay u...
Ahmed Mohamed

Maxaa baajiyay Shirkii Golaha Wasiirrada ee Soomaaliya?

Muqdisho (Halqaran.com) - Shirka Khamiislaha ah ee Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa Maanta la baajiyay, kaas oo ka duwanaa shirarkii caadiga ahee ee todobaadkii mar...