Friday, July 31, 2026
25.1 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Galmudug ”Ma dhacayso doorasho aysan ka qeybgaleyn Puntland & Jubbaland”

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa meesha ka saaray walaaca la xiriira in dalka laga qabo doorasho aysan...
Ahmed Mohamed

Danjiraha Turkiga ee Somaliya oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay duqa Muqdisho...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Cumar Filish ayaa maanta danjiraha Turkiga ee Soomaaliya kala hadlay sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta labada dhinac,...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo ka hadlay Doorashada Soomaaliya

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ugu baaqay dowladda federaalka Soomaaliya iyo xubnaha mucaaridka ah inay faraha kala baxaan arrimaha...
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay dagaal dhimasho sababay oo dhexmaray Soomaalida iyo Canfarta

Itoobiya (Halqaran.com) – Waxaa lagu soo warramayaa in dagaal uu ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka City ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, dagaalkan oo...
Ahmed Mohamed

5 ruux oo lagu Afduubtay G/Hiiraan oo madax furasho lagu sii-daayay

Maxaas (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya, in ilaa iyo 5 ruux oo dhawaan laga afduubtay deegaanka Goobo ee hoostaga degmada...
Ahmed Mohamed

Maxaa la isku afgartay kulankii Madaxda Dowlad goboleedyada iyo Midowga Musharraxiinta?

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa xalay magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada, Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed iyo Xubnaha Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha, kulankaas oo...