
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wakiilka QM ee Somaliya James Swan oo Baydhabo kula kulmay Madaxweyne...
Baydhabo (Halqaran.com) - Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Danjire James Swan ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo, isagoo la...
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda ee Itoobiya oo la dilay
Ethiopia (Halqaran.com) - Dowladda Itoobiya ayaa xaqiijisay in hawlgal militari lagu dilay afar xubnood, oo uu ka mid yahay Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda...
RW Rooble oo kulan la qaatay Safiirrada dalalka Turkiga iyo Qatar...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjireyaasha dalalka Turkiga iyo Qatar Mudane Mohmet Yelmez...
Wararkii ugu dambeeyay dad shacab ah oo lagu laayay Galgaduud +(Magacyadooda)
Galgaduud (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in rag hubeysan ay galabta deegaan ka tirsan Gobolkaasi ay ku laayay...
Muqdisho oo ay weli ka socdaan kulamo looga hadlayo khilaafka Doorashooyinka
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo maalmahaan ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa Arbacadii maanta waxaa uu la kulmay Cabdikariin...
Ra’iisul Wasaaraha dalka Kuweyt oo is-casilay, kaddib markii…
Kuwait (Halqaran.com) - Ra’iisal wasaaraha dalka Kuwayt, Sheekh Sabaax Al-Khalid Al-Sabaax ayaa Arbacadii maanta is-casilaadda xukuumaddiisa u gudbiyay Amiirka dalkaasi Sheekh Nawaaf Al-Axmad, sida...









