Saturday, May 9, 2026
29.9 C
Mogadishu

Wakiilka QM ee Somaliya James Swan oo Baydhabo kula kulmay Madaxweyne Laftagareen

Baydhabo (Halqaran.com) – Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Danjire James Swan ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo, isagoo la kulmay madaxweynaha Koofur Galbeed, Cabdicasiis Laftagareen.

Wararka ka imaanaya Baydhabo ayaa sheegaya in kulanka labada mas’uul uu hadda ka socday madaxtooyada maamulka.

Arrimaha doorashooyinka iyo qodobo kale ayaana ugu muhiimsan waxyaabaha diiradda lagu saarayo kulankaas.

Dhowaan ayay aheyd markii saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ay ku baaqeen in la fuliyo heshiiskii doorashada 17 September ay wada galeen madaxda dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...