Danjire James Swan
Madaxweynaha Puntland ‘Siciid Deni’ oo Muqdisho kula kulmay Danjire James Swan
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho kulan sagootin ah Kula qaatay Ergayga gaarka ah...
Maxay kawada hadleen RW Xamse iyo Danjire James Swan?
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa Isniinta maanta ah xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud...
Wakiilka QM ee Somaliya James Swan oo Baydhabo kula kulmay Madaxweyne...
Baydhabo (Halqaran.com) - Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Danjire James Swan ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo, isagoo la...
Qaramada Midoobey oo ka qayb qaadanaysa gurmadka fatahaadaha gobollada dalka
Muqdisho (Halqaran.com) - Qaramada Midoobey ayaa waxay sheegtay in hay’adaheeda gargaarka qaabilsan ay ka qayb qaadan doonaan dadaalada loogu gurmanayo dadka ku barakacay fatahaadaha...







