
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Madaxweyne Farmaajo oo laga dalbaday inuu caddeeyo tirada iyo Xilliga la...
Muqdisho (Halqaran.clom) - Guddiga Arrimaha Dibadda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu baaqay Madaxweyne Farmaajo in uu ka jawaabo walaaca Waalidiinta Carruurtooda tababarka...
Somalia dispels reports claiming SNA soldiers killed in Tigray conflict
Somali government has dismissed reports claiming Somali soldiers were killed in Tigray conflict in northern Ethiopia.
Last Sunday, ex-deputy Intelligence chief Abdisalam Guleid had claimed...
UNSC should pressure Farmaajo and FMS leaders to negotiate over elections-HIPS
The UN Security Council should ‘exert maximum pressure’ on President Mohamed Farmaajo and Federal Member State leaders to bring them to the table over...
Goodax Barre ”Ma jirto khiyaanno qaran oo ka weyn, waana arrin...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa si kulul uga hadlay Wararka leysla dhexmarayo oo sheegaya in...
Wararkii ugu dambeeyay Duqeyn ka dhacday Jubbada hoose
J/Hoose (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya degmada Jamaame ee gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya, in duqeyn diyaaradeed oo khasaaro geystay ay ka dhacday nawaaxiga...
War ka soo baxay guddigii loo xil saaray xallinta Khilaafka dowladaha...
Djibouti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda dalka Djibouti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa shir la yeeshay waftiga Djibouti ee IGAD ay u xil saartey xal-u-helidda...









