Friday, July 31, 2026
26.2 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Update: Xaaladihii ugu dambeeyay ee Covid-19 ee Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Fayruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 127 xaalado cusub oo...
Ahmed Mohamed

DF Somaliya oo mamnuucday gabi ahaan isu-imaatinada bulshada

Mqudisho (Halqaran.com) - Shir ay isugu yimaaddeen Wasiirada Wasaaradaha qaabilsan ka hortagga iyo xakamaynta cudurka COVID-19 oo uu shir guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha JFS mudane...
Ahmed Mohamed

Wafdi ka socda DF Soomaaliya oo Dhuusamareeb kula kulmay Madaxweynaha Galmudug...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda fedearalka ah ee Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa waxaa ay gaareen Magaalada Dhuusamareeb ee...
Ahmed Mohamed

Dowladda Soomaaliya oo soo saartay Amarro looga hortagayo faafitaanka Covid-19

Muqdisho (Halqaran.com) - Shir jaraa’id oo galabta ay Magaalada Muqdisho ku qabteen Wasiirada Caafimaadka, Warfaafinta iyo Amniga oo ay hareer jooggeen Taliye-yaasha Ciidanka Xoogga...
Ahmed Mohamed

Boosaaso: Ciidamada Puntland oo fashiliyay qaraxyo la diyaarinayay

Boosaaso (Halqaran.com) - Ciidamada ammaanka ee dowlad goboleedka Puntland ayaa fashiliyay qaraxyo lagu diyaarinayay gudaha Magaalada Boosaaso, kadib markii macluumaad la xiriira ay helayn. Xoogaga...
Ahmed Mohamed

Muxuu ahaa qoraalka uu guddoomiye Cabdi Xaashi u diray Madaxda DFS...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee BF Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa qoraal uu u diray Madaxda dowladda ee muddo xileedkooda uu...