Friday, July 31, 2026
26.2 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Dowladda Somaliya oo sheegtay inay howlgal qorsheysan ku dishay saraakiil Al-Shabaab

Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanada Mushaani Daniga Majabta, halkaas oo la sheegay in ay ku sugnayeen...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay Taliyeyaasha ciidamada Daraawiishta Galmudug

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, kuna taariikhaysan 20/2/2021 ayaa lagu magacaabay taliska guud ee ciidamada Daraawiishta...
Ahmed Mohamed

Midowga Musharraxiinta oo shaaca ka qaaday inuu sii socon doono Banaanbaxa

Muqdisho (Halqaran.com) - Xubnaha Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa ay maanta markale ku dhawaaqeen banaanbax kale oo ka dhacayo magaalada Muqdisho, kaas oo...
Ahmed Mohamed

WhatsApp oo shaacisay in ay dhaqan gelinayso isbedelladii laga carooday

Nairobi (Halqaran.com) - Shirkadda WhatsApp ayaa qorshaynaysa in aanay ka noqon wax ka bedel muran dhaliyey oo ay doonayso in ay ku samayso qodobada...
Ahmed Mohamed

Puntland oo wax laga xumaado ku tilmaamtay wixii ka dhacay Muqdisho

Garoowe (Halqaran.com) – Puntland ayaa noqotay dowlad goboleedkii ugu horreeyay ee ka hadlay weerarkii lagu qaaday hoteelka ay deganaayeen Midowga Musharraxiinta iyo banaanbaxayaashii ka...
Ahmed Mohamed

Midowga Afrika ka hadlay dagaalkii ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Midowga Afrika ayaa war ka soo saaray dagaalkii maanta iyo Xalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Warkan ka soo ka soo baxay Midowga...