Monday, October 19, 2026
26.5 C
Mogadishu

Midowga Afrika ka hadlay dagaalkii ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Midowga Afrika ayaa war ka soo saaray dagaalkii maanta iyo Xalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Warkan ka soo ka soo baxay Midowga Afrika ayaa lagu sheegay inay si dhow ula socdaan in dagaal uu Muqdisho ku dhex maray labo ciidan oo ka wada tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed.

Sidoo kale, qoraalkan ayaa waxaa lagu amray ciidamada AMISOM ay dhexdhexaad ka noqdaan arrimaha socda ,islamarkaana ay joojiyaan socodka iyo dhaqdhaaqa.

Ciidamada AMISOM ayaa la faray in ay ku shaqeeyaan awoodaha la siiyey, oo ay ilaaliyaan hantida iyo nafta kuwa ka tirsan AMISOM iyo meelaha ay ilaaliyaan sida Villa Soomaaliya, haddii awood laga maarmi waayana ay awood macquul ah adeegsadaan.

Haddaba halka hoose ka Akhriso Qoraalka Midowga Afrika:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...