
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
DHAGEYSO: Ra’iisul Wasaare Rooble ”Waa ka xumahay wixii maanta iyo xalay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay rabshadihii xalay iyo maanta ka dhacay...
General Indha-cadde iyo Ciidamo uu horkacayo oo la wareegay Taalada Daljirka...
Muqdisho (Halqaran.com) – War hadda na soo gaaray ayaa sheegaya, in Ciidamo ka amar qaata General Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha-cadde) ay la wareegeen ammaanka...
Midowga Musharraxiinta oo kormeeray Daljirka Daahsoon +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa galabta koormeeray Taalada Daljirka Dahsoon oo berri uu ka dhici doono Banaanbax weyn oo looga soo horjeedo...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ‘‘Ma aqoonsanin heshiiskii lagu gaaray Baydhabo‘‘
Muqdisho (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Golaha Aqalka sare ee BF Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa maanta ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo heshiiskii doorashada ay...
Kenya oo war ka soo saartay inay ka qeybgaleyso dhageysiga dacwadda...
Nairobi (Halqaran.com) - Xilli 15-ka bisha Maarso ee sanadkan 2021 loo ballansan yahay dhageysiga dacwadda badda ee Kenya iyo Soomaaliya ee maxkamadda cadaaladda adduunka...
Fannaanka Faarax Siidow Faarax oo ku geeriyooday Muqdisho
AllahAllaha u naxariisto hobolka Faarax Siidow Faarax, oo ka mid ahaa Fannaaniinta Qaranka ayaa waxa uu xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.
Geerida hobolka ayaa waxaa...









