
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
AKHRISO: Shanta qodob oo ay ku heshiiyeen guddiyadii ku shirsanaa Baydhabo...
Baydhabo (Halqaran.com) – Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxaa xalay lagu soo xiray shirkii u dhaxeeyay guddiyadii ka kala socday DF Soomaaliya...
British demining firm to train SNA on countering IED
Somali National Army soldiers will receive training and equipment to counter improvised explosive devices (IEDs) thanks to a deal between Ministry of Defence (MoD)...
Update: Wasaaradda Caafimaadka oo sheegtay inay kordheen Kiisaska Karoona (Covid-19) ee...
Muqdisho (Halqaran.clom) - Wasaaradda caafimaadka XF Soomaaliya ayaa warbixinta maalin-laha ah ee xogta Fayruska Karoona ku sheegtay, in la diiwaan geliyay 100 xaalado cusub oo COVID-19...
AKHRISO: Magacyada Guddiga Xallinta Khilaafaadka & Cabashada Doorashooyinka Puntlnad ee la…
Garoowe (Halqaran.com) - Xubnaha Sare ee Guddiga KMG Doorashooyinka ee dowlad goboleedka Puntland ayaa Talaadadii maanta soo saaray liiska xubnaha guddiga xallinta khilaafaadka iyo...
Shir Amniga ku saabsan oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb
Muqdisho (Halqaran.com) – Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug ayaa waxaa Talaadadii maanta ka dhacay Shir ay kawada qeyb-galeen hay’adaha Amniga, Wasaaradda Amniga iyo...
CCWarsame oo ka hadlay bannaanbixii ay ku baaqeen Midowga Musharraxiinta
Muqdisho (Halqaran.com) – Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha ayaa markale maanta baaq ka soo saaray bannaanbixii ay iclaamiyiin ee Jimcaha.
Banaanbaxa oo ka dhacaya Barxada Taalada Daljirka...









