Thursday, July 30, 2026
24.8 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Golaha Ammaanka oo 4 qodob oo xasaas ah ka soo saaray...

Muqdisho (Halqaran.com) - Shirkii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu ka yeeshay arrimaha Soomaaliya oo warbixino looga dhagaystay Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay...
Ahmed Mohamed

Turkiga oo ku baaqay in Beesha Caalamka ay si dhaqsi ah...

Muqdisho (Halqaran.com) – Safiirkii hore ee Turkiga u qaabilsanaa Soomaaliya Dr. Cemalettin Kani Torun ayaa ugu baaqay beesha caalamka in ay ku baraarugto halis...
Ahmed Mohamed

Kenya oo gacanta ku dhigtay hub iyo raggii watay

Isiolo (Halqaran.com) - Taliska ciidamada dambi Baariska dalka Kenya ayaa boggooda Facebook ku shaaciyay in xalay ay gacanta ku dhigeen labo nin, hub iyo...
Ahmed Mohamed

Madaxtooyada Soomaaliya oo baaq deg-deg ah u dirtay Madaxda Puntland iyo...

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxtooyada Villa Soomaaliya, ayaa ugu baaqday Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland inay ka soo qeybgalaan shirka wadatashiga doorashooyinka ee uu...
Ahmed Mohamed

AKHRISO: Jubbaland oo shuruud ku xirtay ka qeyb-galka Shirka arrimaha Doorashada

Kismaayo (Halqaran.com) - War kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa looga dalbaday Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu raaligalin ka bixiyo weerarkii lagu qaaday hoteelka...
Ahmed Mohamed

Muxuu ahaa heshiiska ay kala saxiixdeen Jabuuti iyo Somaliland?

Jabuuti (Halqaran.com) – Jamhuuriyadda Jabuuti iyo Somaliland ayaa Axadda maanta ah kala saxiixday heshiis dhanka amniga ah gaar ahaan dagaalka ka dhanka ah waxa...