Thursday, April 30, 2026
28.4 C
Mogadishu

AKHRISO: Jubbaland oo shuruud ku xirtay ka qeyb-galka Shirka arrimaha Doorashada

Kismaayo (Halqaran.com) – War kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa looga dalbaday Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu raaligalin ka bixiyo weerarkii lagu qaaday hoteelka ay deganaayeen labo Madaxweyne oo hore.

Jubbaland ayaa sidoo kale dalbatay in la isugu yimaado shir ay ka soo qeyb galaan dhammaan saamileyda siyaasadeed in goobta uu shirkaas ka dhacayo ay noqoto meel amnigeeda lagu kalsoonaan karo, mas’uuliyadeedu lahaato Beesha Caalamka.

Warka ka soo baxay Jubbaland ayaa lagu xusay in loo baahan yahay in la helo damaanad qaad ku aadan fulinta natiijada shirkaas iyo in Madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ka dhex baxo oo uusan door ku yeelan hannaanka doorashooyinka, si loo helo kalsoonida saamileyda siyaasadeed ee dalka.

Haddaba halka hoose ka akhriso War-saxaafadeedka Jubbaland:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...