Thursday, July 30, 2026
24.8 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Ciidamada AMISOM ee ku sugan Soomaaliya oo waqtiga loo kordhiyay

Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay Khamiistii in loo cusbooneysiiyo howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) oo ah ciidan...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweeyay heshiiskii dhexmaray DFS iyo Midowga Musharraxiinta

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo Midowga Musharaxiinta oo xalay wadajir loo soo...
Ahmed Mohamed

RW Rooble oo bogaadiyay heshiiskii ay wada gaareen DFS iyo Midowga...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay Midowga Musharaxiinta ayaa tilmaamay in wadahadalladu ay ahaayeen...
Ahmed Mohamed

AKHRISO: Qodobbadii laga soo saaray Kulankii RW Rooble iyo Midowga Musharraxiinta

Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo geba-gabeeyay kulankii Ra’iisal Wasaaraha Maxamed Xuseen Rooble iyo Xubnaha Midowga Musharraxiinta ku yeesheen Hotel Decale. Dowladda Federaalka...
Ahmed Mohamed

Xaaladihii ugu dambeeyay ee Covid-19 ee Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Fayruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 138 xaalado cusub...
Ahmed Mohamed

AKHRISO: Midowga Musharraxiinta oo soo bandhigay Shuruudo adag (Maxaa cusub)!

Muqdisho (Halqaran.com) - Kulan u dhaxeeyay Xubnaha Midowga Musharraxiinta iyo Wakiilada Beesha Caalamka ayaa ku qabsoomay Aalada Zoomka, waxaana uu ahaa mid looga hadlayay...