Sunday, July 19, 2026
27 C
Mogadishu

AKHRISO: Qodobbadii laga soo saaray Kulankii RW Rooble iyo Midowga Musharraxiinta

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo geba-gabeeyay kulankii Ra’iisal Wasaaraha Maxamed Xuseen Rooble iyo Xubnaha Midowga Musharraxiinta ku yeesheen Hotel Decale.

Dowladda Federaalka ayaa sheegtay inay ka xun tahay tallaabadii Jimcihii la isku hortaagay bannaanbixii Golaha Midowga Musharraxiinta ka dhigayeen Magaalada Muqdisho, waxayna labada dhinac isku afgarteen in loo saaro guddi madaxbannaan oo baaritaan ku soo sameeya.

Sidoo kale, dhinacyada ayaa isku waafaqay in dib loo dhigo bannaanbixii ay Midowga Musharaxiinta qorsheeyeen in Jimcaha berrito ku qabtaan Caasimadda Muqdisho.

Halka hoose ka akhriso qodobbadii ka soo baxay Kulanka:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...