
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Update: Weriye Caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya, in caawa waqooyiga magaaladaasi lagu dilay Weriye Jamaal Faarax Aadan.
Allaha u naxariisto marxuumka ayaa...
Madaxweynihii hore ee dalka Faransiiska oo xarig lagu xukumay
Paris (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Faransiiska Nicolas Sarkozy ayaa Isniintii maanta lagu helay dambi musuq-maasuq, waxaana lagu xukumay saddex sano oo xabsi ah.
Mr...
RW Rooble oo maanta kulan la leh Midowga Musharraxiinta
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha XF Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharraxiinta ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku yeelanaya kulankoodii 2aad, ee looga hadlayo...
R/Wasaarihii hore Cumar C/rashiid oo war ka soo saaray heshiiskii DF...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isagoona soo dhaweeyay heshiiskii Dowladda...
UPDATE: 6 ruux oo Cudurka Covid-19 ugu dhimatay Garbahaarey
Garbahaarey (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya Magaalada Garbahaarey ayaa sheegaya in magaaladaasi ay ka jirto xaalad adag oo ka dhalatay xanuunsidaha COVID-19, ee Coronavirus...
UPDATE: In kabadan 300 oo qof oo kiisaska Covid-19 oo laga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka XF Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Fayruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 304 xaalado cusub oo COVID-19...









