
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
DF Soomaaliya oo guddi u xil saartay Abaaraha ka jira dalka
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shir jara’id kaga hadlay xaalada Abaaraha iyo biyo la’aanta ee dalka, gaar ahaan...
Amazon oo bedeshay astaanta App-keeda ugu weyn, kaddib markii ay ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Shirkadda habka Online-ka wax ku iibiso ee Amazon ayaa si deg deg ah u bedeshay astaanta app-keeda ugu weyn ee laga dukaameysto,...
UPDATE: RW Rooble iyo Midowga Musharraxiinta oo hadda Shir uga socda...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharraxiinta ayaa goor dhow Shir uga furmay Hotelka...
AKHRISO: Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo ka hadlay isticmaalka $50 Dollar
Muqdisho (Halqaran.com) - Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa war ka soo saaray walaaca ay ganacsatada Soomaaliyeed iyo bankiyada dalka ka muujiyeen qaadashada kontonka ($50)...
Maxaa baajiyay Shirkii 3-aad ee uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo?
Muqdisho (Halqaran.com) – Kaddib markii Khamiistii maanta lagu waday in Magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka lagu dhameystirayo arrimaha doorashooyinka ee dalka ayaa baaqday.
Madaxweyne...
Somaliland oo war ka soo saartay Abaaraha iyo Doorashooyinka
Hargeysa (Halqaran.com) - Fadhigii 71aad ee golaha wasiirrada Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenkiisa, Cabdiraxmaan Cabdilaahi...









