Thursday, July 30, 2026
24.8 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Update: Wararkii ugu dambeeyay kiisaska cusub ee Covid-19 ee Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Fayruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 209 xaalado cusub oo...
Ahmed Mohamed

AKHRISO: Dowladda Somaliya oo oggolaatay in Sabtida bannaanbaxa lagu qabto Daljirka...

Muqdisho (Halqaran.com) – War-saxaafadeed ka soo baxay xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay, in la oggolaaday codsiga mucaaradka oo ahaa inay mudaaradaad...
Ahmed Mohamed

Hormuud Salaam Foundation oo 1.500 oo haamo Oksajiin ah ku wareejisay...

Muqdisho (Halqaran.com) – Tan iyo markii ay aad u korortay xaalada caafimaad daro ee ka dhalatay xanuunka Covid-19 oo ay dad badan u geeriyoodeen...
Ahmed Mohamed

Rag gaari qaad ku waday oo lagu dilay gobolka Galgaduud

Galgaduud (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya subixii Arbacada maanta gobolkaasi lagu dilay laba nin, oo gaari nooca raaxada ku...
Ahmed Mohamed

UPDATE: DF Soomaaliya oo Awaamiir deg-deg ah ka soo saartay ka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo  Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa shacabka Soomaaliyeed la wadaagay go’aano ka soo...
Ahmed Mohamed

Tirada dadka uu soo ridanayo Covid-19 ee Somaliya oo korortay

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Fayruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 126 xaalado cusub oo...