
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ee BFS oo geeriyooday
Muqdisho (Halqaran.com) - Allaha u naxariisto waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Axmed Dhimbil Rooble (Casoowe) oo ka tirsanaa Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.
Allaha u...
Mareykanka oo DFS iyo Dowlad goboleedyada ugu baaqay inay si deg-deg...
Muqdisho (Halqaran.com) - Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqday Madaxda sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad Goboleedyada inay si deg-deg ah...
Ingiriiska oo aad u yareeay gargaarka uu siiyo dalka Yemen
London (Halqaran.com) - Dowlad Ingiriiska ayaa aad u yareysay gargaarka ay siiso Yemen oo colaad lix sano ka socotay ay ragaadisay, waxa uuna arintaas...
Shirkii RW Rooble iyo Midowga Musharraxiinta oo guddi isku dhaf ah...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta la qaatay Madaxda Midowga Musharaxiinta kulan dhammeystir u ah heshiiskii...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay Covid-19 ee Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Fayruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 135 xaalado cusub oo...
Maamulka Gobolka Banaadir oo Amarro deg-deg ah ku soo rogay Shacabka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mdane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa maanta waxa uu amar ku bixiyey in bulshada...









