
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Dowladda oo war ka soo saartay kulankii maanta ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey Kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Qaran ee ku saabsan dhaqan-gelinta talo-soojeedintii Guddiga...
DF Soomaaliya oo si adag uga jawaabtay hadalkii ka soo yeeray...
Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda isutaga Imaaraadka Carabta inay faragelin ku heyso arrimaha Gudaha Soomaaliya, isla markaana...
Madaxda dowladda iyo qaar ka mid ah maamul goboleedyada oo Shir...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu weheliyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la leh Ergayga Qaramadda Midoobay, Madaxwayneyaasha Goboleedyadda...
Fanaanadii caanka aheyd Faadumo Nakruuma oo Muqdisho ku geeriyootay
Muqdisho (Halqaran.com) - Alle ha u naxaristee waxaa Axadda maanta Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho ku geeriyootay Fannaanadii Caanka aheyd ee Hobollada Waaberi Faadumo...
Update: Wararkii ugu dambeeyay COVID-19 ee Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Fayruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 257 xaalado cusub oo...
Xasan Sheekh iyo Cali Guudlaawe oo Muqdisho ku kulmay
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Gudlaawe Xuseen ayaa Sabtidii maanta hoygiisa Magaalada Muqdisho ku booqday Madaxweynihii hore ee Dalka Xassan Sheekh...









