
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
UPDATE: Dhageysiga Dacwadda badda ee Somaliya iyo Kenya oo la soo...
Hague (Halqaran.com) - Dhegeysiga dacwadda badda ee u dhexeysa Soomaaliya iyo Kenya ayaa Khamiista galabta ah lagu soo gabagabeeyay Xarunta Maxkamadda Caalamiga ah ee...
UPDATE: Somaliya oo berri jeedin doonta gunaanudka Dacwadda badda & Kenya...
Hague (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa si rasmi ah u diiday in ay maanta soo bandhigto doodeeda ku aadan dacwada badda, kadib markii labadii...
Shariif Sh. Axmed oo maanta booqday Qoyska Madaxweynihii hore ee dalka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Golaha Midowga Musharaxiinta Shariif Sheekh Axmed, ayaa Arbacadii maanta tacsi ugu tagay qoyska Madaxweynihii hore...
RW Rooble oo kulan muhiim ah la yeeshay Musharrax Madaxweyne Jibriil...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa gelinkii dambe Arbacada maanta lah a kulmay Musharrax Madaxweyne Jibriil...
Ma runbaa halista lagu sheegay Dawada Tallaalka Covid-19 ee AstraZeneca?
London (Halqaran.com) - Tiro waddamo ah ayaa go'aansaday in ay joojiyaan isticmaalka tallaalka Oxford-AstraZeneca, ka dib markii ay soo bexeen warbixinno sheegaya in dadka...
UPDATE: Kenya oo ka baxday Kiiskii dacwadda badda ee ICJ
Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Kenya ayaa lagu soo warramayaa inay isaga baxday maxkmadda Caalamiga ah ee Caddaalladda ICJ ee la xiriirto dacwadii badda ee...









