
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Faah-faahin cusub oo ka soo baxaysa weerarkii madaafiicda ee lagu qaaday...
Muqdisho (Halqaran.com) – Faah-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerar madaafiic ah oo maanta lagu qaaday Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.
Madaafiicdan...
UPDATE: Amnesty International oo codsatay in Caddaalada la horgeeyo C/rashiiid Janan
Nairobi (Halqaran.com) - War Caawa ka soo baxay Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International qeybteeda Bariga Afrika, ayaa loogu baaqay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay...
DF Somaliya oo digniin culus u jeedisay danjirayaasha Shisheeye ee ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Warfaafinta ee XF Soomaaliya, Mudane Cismaan Abokar Dubbe, ayaa ku adkeeyey danjireyaasha ka howl-gala Soomaaliya ilaalinta madaxbannaanida iyo qarannimada shacabka...
DHAGEYSO: Cabdirashiid Janan oo shaaciyay sababaha keenay inuu la heshiiyo...
Beled-Xaawo (Halqaran.com) - Wasiirkii hore ee Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) oo Arbacadii maanta si weyn loogu soo dhaweeyay degmada...
Sidee Cabdirashiid Janan loogu soo dhaweeyay Beled-Xaawo! +(SAWIRRO)
Beled-Xaawo (Halqaran.com) – Waxaa Arbacada maanta ah degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo lagu soo dhaweeyay wasiir hore ee Wasaaradda Amniga dowlad goboleedka Jubbaland Cabdirashiid...
Jaamacadda Carabta oo taageero dheeraad ah u fidineyso Soomaaliya
Qaahira (Halqaran.com) - Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta Axmed Abul Geyt ayaa sheegay in Jaamacadda Carabtu dadaal ballaaran ku bixineeyso taageeridda Soomaaliya, si loo...









