
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Shirka berri ka furmaya Xerada Afisyooni...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdillahi Deni oo la hadlay laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da, ayaa sheegay in aanay war u...
Madasha Badbaado Qaran oo qoraal Xasaasi oo ka dhan ah Farmaajo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madasha Badbaado Qaran oo ay ku mideysan yihiin Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha & Madaxweynayaasha maamullada Puntland & Jubbaland ayaa waxaa ay Beesha...
UPDATE: Kiisaskii ugu dambeeyay ee Covid-19 ee dalka laga diiwangeliyay
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 42 xaalado cusub oo...
DAAWO VIDEO: Wasiir Dubbe oo qodobbo xasaasi ah ka hadlay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Cismaan Abokar Dubbe oo shir jaraa’id ku qabtay galabta Magaalada Muqdisho ayaa kaga hadlay saddex qodob, oo kala...
AKHRISO: Jubbaland oo war ka soo saartay Ciidamada iyo Hubka la...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxtooyada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku eedeysay in hub iyo ciidan uu weli ka dejinayo Degmada Dhoobley...
DHAGEYSO: 10 qof oo cudurka Coronavirus ugu dhimatay magaalada Burco
Burco (Halqarancom) - Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Burco, Cabdi Suudi Ibraahim ayaa Sabtidii maanta sheegay in xanuunka uu si weyn ugu soo laba kacleeyay...









