Thursday, July 30, 2026
24.8 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Axmed Madoobe oo AMISOM kala hadlay sugidda Amniga goobta Doorashada

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmey Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya...
Ahmed Mohamed

Golaha Ammaanka oo ka shiraya arrimaha ka taagan Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Sida uu xaqiijiyay xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa inay saacadaha soo socda kulan...
Ahmed Mohamed

Madaxweynihii hore ee Somaliya ‘Cali Mahdi’ oo maanta lagu Aasay Muqdisho...

Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa Jimcihii maanta Degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir lagu aasay, Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya, marxuum Cali Mahdi...
Ahmed Mohamed

Xisbiyada Mucaaradka Jabuuti oo diiday inay doorasho ka dhacdo dalkaasi

Jabuuti (Halqaran.com) - Qaar ka mid ah Xisbiyada Siyaasadda ee Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa qaadacay doorashada dalkaasi ka dhaceysa 9-ka bisha soo socota ee April. Madaxweynaha...
Ahmed Mohamed

Meydka Madaxweynihii hore Cali Mahdi oo Jimcaha berri la keenayo Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga u xil saaray aaska Allaha u naxariitee, madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Cali Mahdi Maxamed, ayaa sheegay in maalinta Jimcaha oo...
Ahmed Mohamed

Dowladaha Somaliya iyo Talyaaniga oo heshiis cusub kala saxiixday

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga ayaa kala saxiixday heshiis Deyn Cafin ah oo daba socda go’aankii dalalka Paris Club ee Soomaaliya looga cafiyay...